Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Dhul dihin oo aan weli laga xoojin; cusayb.
Naflay dheddig oo aan weli curan.
Ururada illaa hadda looga dhawaaqay Puntland ayaa kala ah Hordeed, UGUB, Horcad,Midnimo, iyo Gahayr.
Balse waxaan maqli jirey aduunyada nin nooloow maxaa aragti kuu laabane, waxay iigu darnayd markii aan dhowaan maqlay fal isagu haatan ugub ah oo aad iyo aad u fool xun.
Arintaan dhacdey, mid dalka ugub ku ah ma'aha, waa dhacdo sida qaalibka ka dhacda dalka gudihiisa.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
U · UG
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag