Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Dhul dihin oo aan weli laga xoojin; cusayb.
Naflay dheddig oo aan weli curan.
Sidaa awgeed, Xisbiyada tartamayey, dadweynaha, guddiga doorashooyinka iyo guud ahaan dalkaba waxay ku ahayd ugub.
Waan idinka soo sheeka dhaafaye, Bir-magayno, ugub Soomaaliyeed oo laga gardaraaday, anna aan meesha taagnahay waxse aanan u tari karin ayay ka curatay.
BOOSAASO: Urur Siyaasadeedka UGUB oo rajo wanaagsan ka muujiyey inay Doorashooyinka Dawladaha Hoose ay dhici doonaan Bisha May-2013.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
U · UG
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag