U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aar1

Magac Lab
Naxwe-rar, m.l
Xaraf ASubg AA3 xar
1

Libaax weyn oo lab.

2
3

Aargoosad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aar waxa uu hambalyo u diray ardayda qallin-jebiyey oo tiradoodu dhan tahay 46 arday, “Waxaan rejaynayaa inay noqdaan kuwo ka qaybqaata xallinta khilaafaadka, xafladanina qallin-jebin maahee waa ku sugii sug,” ayuu raaciyay.

”
“

“Hooyo,” ayay Ugaaso tiri, “yuu aar ismaarti.

”
“

Aimar ayaa goolkii aar-gudashada dhaliyay daqiiqadii 63aad markii uu kubad gudub ah ka helay Claudio Caniggia, taas oo uu la helay shabaga Cameroon oo cidla ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rar, m.l

Xarafka

A · AA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan