U gudub nuxurka bogga
SABAAD

abaalgud1

Magac Lab
Naxwe-dyo, m.dh
Xaraf ASubg AB8 xar
1

Wax qiimo leh oo la siiyo qof hawl dheeraad ah qabtay; abaalmarin. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxay dhallinyaradaasi heli doontaa abaalgud fiican iyo maamuus ay degmadooda u soo hoyn doonaan.

”
“

Gabadhaasi waxa ay ii sheegtay ciilka iyo murugada ugu badan ee haysaa in ay tahay abaalgud xumada iyo nabsiga uu ninku iga galay.

”
“

Gobolo iyo degmooyin hadyad loo bixinaayo, qaarna abaalgud looga dhigayo taageeridda madaxweyne Cigaal.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-dyo, m.dh

Xarafka

A · AB

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
abaalgud - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan