U gudub nuxurka bogga
SABAAD

abwaanad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf ASubg AB8 xar
1

Haweeney curin iyo hal-abuur suugaaneed leh.

2

A. ah: haweeney garasho, aqoon iyo waayaaragnimo dheeraad ah leh.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Abwaanad Muna Diyaano, ayaa Casumaad ka heshay Dowlada Soomaaliya, iyadoo ka qeyb noqon doonta Tiro Abwaana ah oo lagu casumey Dooroshooyinka Dalka ka dhici doona iyo sidii ey u baraarujin laheyd Bulshada Soomaaliyeed.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

A · AB

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
abwaanad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan