1
.dh baraaruji.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Ferguson inkasta oo aanu jeclaysan inay isku soo beegmaan Deportivo, haddana wuxuu sheegay inuu ka diyaargaroobayo sidii mar “Runtii taasi waa taanu u heeganka nahay sidii aanu ciyaartoyga ugu baraarujin lahayn,” ayuu yidhi.
”“
Waa baraarujin uu Maxamuud u dirayo baallaha Xamar ku dagaalamaya, kuna dhiirigelinayo in ay dagaalka joojaan.
”“
Waxa uu u fasiri jiray dadweynaha, kuna baraarujin jiray midnimada, garsoorka, gumeysi diidka, akhlaaqda san, xoojinta diinta iyo waxbarshada.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Fal (m.f)
Isrogrog
daaw.
Xarafka
B · BA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
