U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tiraab1

Magac Lab
Xaraf TSubg TI6 xar
1

Erey, hadal ama dhawaaq afka ka soo baxay. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Af soomaaligu waa af ka kooban erayo,tiraab iyo hawraar soomali ah oo ay kol kolka qaarkood ku darsamaan erayo carabi ama ingriisi ahi.

”
“

Waxa la yidhaahdaa Af-soomaaligu waa Tix iyo Tiraab.

”
“

Hadda ka hor, tix iyo tiraab meel lagu jaan gooyey lama wada arag.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

T · TI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tiraab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan