U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aljebra

Magac Lab
Naxwexis.
Xaraf ASubg AL7 xar
1

Laan ka mid ah xisaabta oo lagu barto habdhisyada tirooyinka iyo astamahooda guud ahaan. Waxa la adeegsadaa xuruufo ama summado u taagan xaddiyada, iyo astooyin u taagan iskuxiridda xaddiyada ama tirooyinka.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Cilmiga Alkami iyo laanta xisaabta ee Aljebra waxaa ay reer galbeedka buugaagta ku qoraan in Carabta laga dhaxley.

”
“

Xisaabtu waxay ka kooban tahay qaybo aqooneed kala duwan sida aritmetig, aljebra, joometeri, tirokoob iyo barashada fansaarada.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

xis.

Xarafka

A · AL

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aljebra - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan