1
Bir firfircoon oo jilicsan, waana curiyaha labaad ee ururka ee tusaha kalgalka curiyayaasha. Wuxuu leeyahay ratibaadda elektaroonnada ee niyuun iyo saddex elektaroon oo dheeraad ah oo ku jira heertamarka ugu sarreeya. Alluumiiniyantu waxay ku jirtaa macadanno badan; waa curiyaha ugu caansan biraha ku jira oogada dhulka, waana ka saddexaad xagga badnaanta. alluumiiniyam ogsaydh m.l (-dhyo, m.dh) (kiim.) Budo cad oo aan biyaha ku milmin. Way la falgashaa asiidhada iyo alkaliyadaba sababta oo ah waa laba-eefle. alma-almay m.dh Cucub ama lucbad ay ilmuhu ku cayaaraan oo qaab aroosad leh. alma-almayn m.f.dh
Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
kiim.
Cilmiga
Kimisteri (kiim.)
Xarafka
A · AL
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
