Tusaale Dheeraad ah3
β
Qaabka Atom Helium oo ay ku jiraan 2 Borotoon Cascas (Guduud), 2 Niyutaroon oo Doog ah (Cagaar) iyo 2 Elektaroon oo huruud ah (Jaallo) Atomka waa walxaha ugu yar kimikada waxa ay ka timid Atomos Gariiga oo macnaheedu yahay ma qaybsanto.
ββ
Tusaale fiican waxaan u soo qaadan karnaa curiyaha Magniisiyaam tirada cufkiisu waa 24, marka waxaan u qoraynaa Magniisiyaam-24, taas oo u dhiganta 12 borotoon iyo 12 elektaroon.
ββ
Yuraaniyam waa bir leh 92 elektaroon iyo 92 borotoon, taas oo leh radioactive daciif ah maadaama isotopeskeedu aanay daganeeyn.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-nno, m.dh
Cilmiga
Fiisigis (fiis.)
Xarafka
E Β· EL
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
