U gudub nuxurka bogga
SABAAD

amaahin

Magac Fal
Xaraf ASubg AM7 xar
1

.dh amaahi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bangiga loo yaqaan Husbanken wuxuu leeyahey hab wax amaahin gaar ah oo loogu talogaley dhallinyarada iyo dadka kale ee u baahan iney helaan guri.

”
“

Waa caadi in bangigu weydiiyo qofka doonaya inuu guri iibsado inuu heysto waxoogaa lacag ah (raasamaal) si aan loo wada amaahin dhammaan lacagta uu gurigu joogo.

”
“

Waxa kale oo fiican in la baadho in degmadu (kommune) leedahey hab amaahin ku khuseyn karta.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

A · AM

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
amaahin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan