U gudub nuxurka bogga
SABAAD

asaas1

Magac Lab
Naxwe-syo, m.dh
Xaraf ASubg AS5 xar
1

Bilowga wax la samaynayo ama la dhisayo; sal.

2

Marka dhagaxa, ama bulkeetiga, iyo wixi la mid ah dhulka lagu aaso si ay u xajiyaan ama u taageeraan dhismaha derbiga.

3

Wax walxaha taageera ama xejiya ama mid ay ku aasaasmeen.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ujeedada guud ee waxbarashadu waa in ka qeybqaatayaashu bartaan af-noorwiijiga oo helaan asaas aqooneed oo ku saabsan bulshada noorwiijiga.

”
“

. Ilaalinta iyo xoojinta hey'adaha asaas sharciyeedka u ah dowladnimada ee lagu qeexay Axdiga Baarlamaanka, Garsoorka iyo Xukuumada.

”
“

Waxaa xaqiiq ah haddii qaybtaani si dhab ah loo abaabulo isla markaasna daryeel iyo xurmaynba helaan in ay asaas fiican u noqon karaan ciidanka XDS.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-syo, m.dh

Xarafka

A · AS

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
asaas - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan