U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baadari

Magac Lab
Naxwe-iyaal, m.l/dh
Xaraf BSubg BA7 xar
1

(dii.) Wadaad fidiya diinta masiixiga.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Baadari oo magaciisa la yidhaahdo William oo 66 jir ahi, waxa uu xaday lacagtan intii u dhexeysay sannadkii 2005/2006 si uu isugu sameeyo qalliinka kadibna uu iibsado dhar ay balo ka dhacday (aad u qurux badan oo qaali ah).

”
“

Sylvester II wuxuu ahaa wiil yar oo Faransiis oo uu soo barbaariyey baadari Faransiis ah.

”
“

Baadari Xaday Kiniisad uu ka Shaqaynayey Baadari kiristan ah oo u dhashay dalka Maraykanka, ayaa kiniisad uu masuul ka ahaa ka xaday 85 kun oo dollar oo ahaa mid loo soo ururiyey kiniisada.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyaal, m.l/dh

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baadari - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan