U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baaderi

Magac Lab
Xaraf BSubg BA7 xar
La Mid AhbaadariMagac Lab
1

(dii.) Wadaad fidiya diinta masiixiga.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Nasiib-darro muddo yar ka dib, Ingriisku waxaa uu jebiyay heshiiskaas waxaanu ka furay meel la yidhaaho Dhaymoole oo u dhow magaalada xeebta ku taal ee Berbera dugsi Baaderi ah oo lagu barto diinta masiixiga.

”
“

N.K.H.) Muslimiinta adduunka ayaa cadho xoog leh ka muujiyey aflagaado ka soo yeedhay baaderi Maraykan ah oo magaciisa la yidhaahdo Jery Fal-wel, ka dib markii uu baaderigaasi uu Nebi Maxamed (N.

”
“

Wararka): Muslimiinta adduunka ayaa cadho xoog leh ka muujiyey aflagaado ka soo yeedhay baaderi Maraykan ah oo magaciisa la yidhaahdo Jery Fal-wel, ka dib markii uu baaderigaasi uu Nebi Maxamed (N.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baaderi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan