U gudub nuxurka bogga
SABAAD

masuul

Magac Lab
Naxwe-llo/-liin, m.dh
Xaraf MSubg MA6 xar
1

ld mas'uul. mas'uul m.l 1. Qof xil qaadi kara. 2. Qof jago sare ummad u haya. 3. Xilkas. 4. Ka m. ah: qof wax xilkoodu saaran yahay. 5. Ka m. ah: qof dhacdo sabab u ahi. ld masuul

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cabdiqaadir Yusuf Daahir ayaa aad u ammaaney Wasiirka, waxaana uu sheegey in ay ahayd masuul madax ah oo xil kas ah, waxaana ka muuqatey qiiro, waa uu sii wadi waayay hadalkiisa, waxaana uu sheegey in aysan waligood ilaawi doonin.

”
“

Doolaal, Inkasta oo uu sidaa sheegay, haddana wuu ka gaabsaday inuu iftiimiyo magaca Masuulka uu la xidhiidhay iyo sababta u suuro-gelisay inuu la xidhiidho Masuul ka tirsan dawladda uu ururkoodu ka soo horjeedo ee uu Mucaaridka ku yahay.

”
“

Darawalka oo baabuurka ka masuul ahaa oo aanay ahayn inuu ka dego, haddii uu ka dego oo uu hawlgalo-na aanu ka fogaan dhakhsona ugu soo noqdo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo/-liin, m.dh

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
masuul - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan