U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baaxad

Magac Dheddig
Xaraf BSubg BA6 xar
1

Ballac.

Tusaale Dheeraad ah3

“

. In is-afgaradwaagaas uu ka jiro baaxad is-dulsaaran oo ay labada dalba is-la seeganayaan.

”
“

,4 iyo 15: waa tulud dhaddig oo ugub dhaaftay. 5,4,7 iyo 10: waa geed dhirta ku loohma oo aan gooni isu taagi karin. 1,10,3 iyo 14: waa laboodka ugaadha ugu baaxad iyo bidhaan weyn.

”
“

Cumar Carte oo nasoo gaadhay waxa uu khudbaddan ka jeedin doonaa fagaaraha Khayriyadda ee Hargeysa maalinta Khamiista 8:00 subaxnimo, balse faah-faahin kamuu bixin dulucda khudbaddaasi, balse waxa uu ku tilmaamay in ay tahay mid baaxad leh.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baaxad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan