Tusaale Dheeraad ah3
β
Alla daymo badanaa, ma tuug tulud Dhagaystayaal warku halkaa ha ii sii joogo waan u soo noqonayaaye.
ββ
Ninkaad ku tilmaantay aabbaha/awowga cilmibaarista Soomaaliyeed oo aan kula qabo in uu tilmaantaas si dhab ah ugu qalmo, uma arko in lagu martiqaadi karo wax ka yar β Tulud GEEL ah oo GOOL ah.β
ββ
Badweyntii karkaraysey, mawjadihii boodboodayey ee xunbada cad doobinayey ayuu sidii tulud rabbaysan u rartay oo u sandulleeyey.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-ddo, m.l
Xarafka
T Β· TU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
