U gudub nuxurka bogga
SABAAD

san1

Magac Lab
Naxwe-nan, m.l
Xaraf SSubg SA3 xar
1

Xubin wejiga ku taal oo afka iyo indhaha u dhexeysa oo laba dalool leh oo laga neefsado waxna lagu uriyo.

2

Meel ka soo fiiqan qararka iyo buuraha oo san u eg.

3

Daliig yar oo harag ah oo hargaha kale layskula tolo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dalka Hungary ayaa isna waxa uu yeeshay 11 dhibcood, kadib markii 5-0 ku garaacay dalka San Marino.

”
“

Diid rabitaanka shakhsi ama koox rabta jago lagu gaadho dano gaar ah oo lugooyo ku ah dadka baaba'san iyo dawladnimada lunsan 22 sano.

”
“

Idinkoo mahad san u sheega dadka in dhulkii dawladu ay lahay record koodu uu noo wada qoran yahay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nan, m.l

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
san - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan