U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kicin1

Magac Lab
Xaraf KSubg KI5 xar
1

Isbeddel daruuraha iyo hawada gala kolka xilliga roobku bilaabanayo; kacsan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

· Mudadaas gudaheeda waa in aysan ku kicin Ciidammada hadda jooga falal dhaqdhaqaaq dagaal, isbaahin iyo dhibaatayn shacab toona, iygana waa in aan la weerarin.

”
“

- Hase ahaatee ka hor intuusan kicin, waa inuu u fadhiistaa si toos ah, isagoo ku fadhiya cagtiisa bidix, inta laf kasta ku noqoneyso meesheedii.

”
“

Weliba waxaan kula taliyay in aanay iyagu xaalad abuurin, dadkana aan la kicin ee ay wax hubsadaan inta aanay dad iska xidh-xidhin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

K · KI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kicin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan