U gudub nuxurka bogga
SABAAD

barbaar1

Magac Lab
Naxwe-rro, m.dh
Xaraf BSubg BA7 xar
1

Nin dhallinyaro ah oo aan weli guursan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Guddoomiyihii Gobolka Bay Xaaji Maxamuud Maxamed Barbaar ayaa sheegay inuu isagu weli yahay Guddoomiyaha Gobolka Bay, isagoo gaashaanka ku dhuftay in xilkaas ay horay uga qaadday Wasaaradda Arrimaha Gudaha DF.

”
“

Maamulka gobolka Bay oo la kala direy Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha DFKMG ah ayaa lagu shaaciyay in xilkii looga qaaday Gudoomiyihii gobolka Bay Xaaji Maxamud Barbaar iyo Gudomiyihii degmada Baydhabo Axmad Maadey Isaaq.

”
“

Soddonnadii qarnigii tegay waxaa magaalada Berbera caan ka noqday nin barbaar ah oo miyiga kuraynimo kaga yimid.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rro, m.dh

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
barbaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan