Tusaale Dheeraad ah2
“
Doorkaan waxaa dhacday foolxumo wayn markii si bareero ah nabadoonada qaarkood ay u boobeen kuraas ku magacownayd qabaa’ilka qaar ka mid ah, markii loo dacwoodayna isticmaalay awooda caburinta (veto power).
”“
Waa hubaal hadalkaas, oo wuxuu si bareero leh ugu nasteexeen jiray madaxda muslimiinta, isagoo aan ka cabsanaynin awoodda ay leeyihiin.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
2
Xarafka
B · BA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
