U gudub nuxurka bogga
SABAAD

barkhad

Magac Dheddig
Xaraf BSubg BA7 xar
1

Kheyr badan oo Eebbe laga helo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Nimankan oo dagaalyanadii SNM- ahaa, waxa ka mid ah Maxamed Axmed Xaashi Madar (Ina Weere), Maxamed Daahir, Axmed Barkhad, C/Casiis Aadan Habane, iyo qaar kale.

”
“

Wariyeheenna Barkhad Maxamud Kaariye ayaa Magaalada Hargeysa ka soo diray, soona jeedinaya.

”
“

Kulankaa waxaa dhexdhexaadiyay garsoorayaasha kala Xuseen Cabdi (Garsooraha koowaad) Iyo Barkhad Cabdi oo fadhiyay miiska garsoorka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
barkhad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD