U gudub nuxurka bogga
SABAAD

debecsan1

Fal Magu (1)
Naxwe-amay, -antay; -ami
Xaraf DSubg DE8 xar
1

Xarig, guntin iwm oo giigsanaan wax debcay noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhinaca kalena, haddii dawladdu ay ka maagayso arinta Sool in si debecsan loogu soo dabaalo hawlgalka Somaliland waxaan u arkaa in ay caadi tahay xisbi kasta oo olole siyaasadeed iyo qarameedba kaga hawl geli kara goobtaas.

”
“

Isagoo markii horeba ka helay qaab-dhismeedka qurxoon ee uu Eebbe u uumay baa haddana wuxuu ku murqaamay midabkeeda oo aad dahabi moodeysey iyo indheheeda debecsan ee ka soo jeeda wejiga dhalaalaya wuxuu ugu jawaabay „wanaagsan“.

”
“

Ugu horeyn waa inaad labadaada waalid aad ugu debecsanaataa, waa inaad hadalkooda maqashaa, waa inaad weji furan oo debecsan ku qaabishaa waalidkaa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-amay, -antay; -ami

Xarafka

D · DE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
debecsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan