U gudub nuxurka bogga
SABAAD

basal

Magac Dheddig
Xaraf BSubg BA5 xar
1

.u Khudrad ur silloon oo dhadhan kulul, caleemo dhuudhuuban oo dhaadheer iyo buruq kuusan leh oo la cuno.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Haddii aad is tiraahdo basal dhil, sida aad marba qob uga qaadayso ayay dhammaataa.

”
β€œ

Shirkaas oo markii dambe basal la isku shiiday wuxuu ku dhamaaday kala qabashada Qadaafi iyo Amiir Cabdallah, balse guulaha kale ee shirkaasi lagu gaadhay waxa ka mid ah safiirada Sucuudiga oo ka soo cararay Liibiya iyo xanaaq cigaalka la isku shiiday.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

B Β· BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
basal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan