U gudub nuxurka bogga
SABAAD

beeri

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf BSubg BE5 xar
1

Miro sida lawska yicibta iwm. qubka sare ka qaadid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidoo kale cilmi-baadhis Aarkiyooloji ah waxay sheegtay in waqtiyadaasi laga beeri jirey webiga dooxada Yangtze ee dhulka-jooga-hoose ee wadanka Shiinaha.

”
“

Ta kale barnaamijyada la faafinayo waxaanu u aragnaa in mar walba la kala hufo ama la kala shaandeeyo inta aanay indhaha dadweynaha hortegin, sidaa darteed laga reebo wixii aan anshaxoodu wanaagsanayn ama xumaan ku beeri kara dareenka mujtamaca.

”
“

Beero 60-80 Hegtar ah ayaa qasabka lagu beeri jiray waxaana lagu soo rari jiray qasbka Tariin oo Talyaaniga lahaa oo Muqdisha ka soo bixi jiray jowharna alaab ka qaadi jiray waxaana maamuli jiray tariinka ninka lagu magacaabo Duca degli Abruzzi.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

B · BE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
beeri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan