U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tariin

Magac Lab
Xaraf TSubg TA6 xar
La Mid AhtareenMagac Lab
1

Gaadiid ka kooban gaariyaal badan oo isku xiriira oo midka u horreeyaa ee wax jiidayaa matoor saaran yahay kuna orda jid bir ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Beero 60-80 Hegtar ah ayaa qasabka lagu beeri jiray waxaana lagu soo rari jiray qasbka Tariin oo Talyaaniga lahaa oo Muqdisha ka soo bixi jiray jowharna alaab ka qaadi jiray waxaana maamuli jiray tariinka ninka lagu magacaabo Duca degli Abruzzi.

”
“

Duke wuxuu guda galay dhismaha, jidad, iyo dhabba tariin, iskoollo, isbitaallo, iyo dhismo masaajid ay dadka deegaanka ka codsadeen.

”
“

Tarik Bin-laden oo salaamaya amiirka Marooko Mowlaay Rashiid, (sawirkan waxaa leh Luka thomas) Buundadan ayaa la filayaa inay yeelato ilaa 6 qad (high way)oo baabuurtu maraan & weliba qad Tariin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tariin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan