U gudub nuxurka bogga
SABAAD

duur

Magac Lab
Xaraf DSubg DU4 xar
1

Meel geedo badan oo jiq ah leh, oo aan cidi degganayn.

2

D.gal: duudgaloobidda .

3

(-rar, m.l) Nooc cawska ka mid ah oo aad u dhaadheer, oo hawdka ka baxa xooluhuna cunaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Najiib oo fahmay in ereyadaa hooyadii ay yihiin duur-xul ayaa yidhi; “Haa hooyo.”

”
“

Madaxweynaha ayaa qoraalkiisa ku sheegay kadib markii uu arkay halista ka imaan karta nabaad guurka dhulka iyo dhibaatooyinka soo wajahi kara duur joogta, wuxuuna Madaxweynaha tixgeliyay codsiyada ka imaanaya aqoonyahanada iyo waxgaradka kale.

”
“

Dadka reer Guraaga ah ayaa muujiyey barakac xoog leh kadib markii madafiic uu Markabkas horey u soo ridey ay gubeen dhul Howd ah iyada oo warar shegayaan in xayawaan u badan Danyeer duur joog ah ku dhinteen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

qof

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
duur - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan