U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bid

Fal Gudbe/Magu (1)
Naxwe-day, -dday
Xaraf BSubg BI3 xar
1

(f.g) Wax dan moodid.

2

(f.g) Cid wax ku tuhmid.

3

(f.mg) Wax dabayl raacid. bidaa'i m.l Bilow ah; aasaasi ah.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Ka bid Sheekha waxaa uu u gacan galay cadowga, waxayna ka dalbadeen inuu ciidamadiisa ku amro inay is dhiibaan, waa uu ka biyo diiday.

”
“

Waxaa degmada ka baxo geed caan ka noqday degmada oo la yidhaahdo (Gobka Garad), waa geed markii ee dadka coloobaan lagu heshiisiiyo, heshiiska ka dhacaana aan bid laysugu qabsanin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (1) (f.g/mg1)

Isrogrog

-day, -dday

Xarafka

B · BI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bid - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan