U gudub nuxurka bogga
SABAAD

boobe

Magac Lab
Naxwe-bayaal, m.l/dh
Xaraf BSubg BO5 xar
1

Nooc banaatiiqda ka mid ah oo si daranddoori ah u dhaca.

2

Cayayaan yaryar oo gala iniinaha qaraha iyo sisinta oo bololiya.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Buuggaas Wakaaladda Madbacadda Qaranku daabacday 1983 ayaa malaha dhaliyay in dadka badankiisa ay ku baahdo in ururinta iyo qoridda suugaanta Timacadde uu leeyahay Boobe Yuusuf Ducaale oo keli ahi.

”
β€œ

Boobe Yuusuf Ducaale oo Hargeysa ku sugan.

”
β€œ

Weftiga oo aanan afka ula tegin, ayaa war boobe reer BBC ah u sheegtay in mashruuca ugu weyn ee ay wadaan ahayd esta laanta u geyn, dalka Leebiya oo aan is idhi beenta ayuu yaqaan, waa markii saddexaad ee la maqlo in dalka mashaariic ku sameynayaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bayaal, m.l/dh

Xarafka

B Β· BO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
boobe - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan