U gudub nuxurka bogga
SABAAD

boore

Magac Lab
Xaraf BSubg BO5 xar
1

B. ah: midab u eg kan dambaska.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Marka intaa laga yimaado waakuma C/raxmaan Boore?

”
“

Wararkaan ayaa sheegaya in Madaxweynaha Puntland in muddo ah wadahadalo u socdeen ganacsade reer Jabuuti ah oo lagu magacaabo Boore kaas oo wararku tibaaxayaan in laga iibin doono fursado ganacsi sida Kalumeysiga iyo Macdanta.

”
“

Boore ayaa ah ganacsade xiriir dhow la leh Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
boore - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan