U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bulaan1

Magac Lab
Xaraf BSubg BU6 xar
1

Cod weyn aan ereyadiisu sugnayn oo dad badan oo isku mar hadlaya sameeyaan. 2.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Barwaaqo markay hayaan hadday isa sii bidaan baxdowga markay yihiin hadday isu sii bogaan addoomuhu ways bulaan.

”
“

C/llaahi: Xaajiyow meel cabaar noo jirta ayaa har iyo habeen bulaan ka dhacaa! marna waa la ooyaa, marna mashxarad, alalaas iyo durbaan tun baa ka dhaca.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bulaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan