Tusaale Dheeraad ah3
“
Haddii ay caddaato in macalin Carraale soo saaray buuggiisa “Gorfaynta gabayga” ka har maqaalkii Gaarriye ee ugu horreeyey 1976, isla markaana uu kaga hadlay miisaanka gabayga, markaa dacwaddii Gaarriye way jabaysaa.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rar, m.l
Xarafka
H · HA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
