U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mashxarad1

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf MSubg MA9 xar
1

Dhawaaq dheer, googo'an oo haweenku carrabkooda ku sameeyaan waqtiga farxadda, arooska iwm; alalaas; carrabdhow.

Tusaale Dheeraad ah3

“

In yar ka dib waxay soo gaareen waabkii loo dhisay xafladda, dadkii ayaana halmar sacab iyo mashxarad wada bilaabay markay arkeen ugaaska buuran ee la dhaqaaqi la hilibka iyo baruurta.

”
“

Mashxarad iyo alalaaso ayay ku dhufteen.

”
“

Ma aha in aynu guusha u qaadano mashxarad, waa guul u soo hoyata qarankeena; sida runtu tahayna dawlad sidaas ku sooftaa hanan mayso wadanka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mashxarad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan