U gudub nuxurka bogga
SABAAD

buubaal1

Magac Lab
Xaraf BSubg BU7 xar
1

Rati la rarto oo rar diid ah; layli aan weli rar baran.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Cidi kuuma jeeddee hays fashilinin ilayn buubaal biyo uurkiisa ku jira ayuu ka didaaye.

”
“

Dalka Maraykanka oo beryahan dambe saarnaa awr buubaal ah, lana soo baxay waalli casaan iyo calan-wallayn saa’id ah ayaa Saddaam ku eedeeyey “Macangeg aan wuxuu damcay maradiisa u sheegin, una baahan yahay in saarka laga tumo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
buubaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan