U gudub nuxurka bogga
SABAAD

rar1

Magac Lab
Xaraf RSubg RA3 xar
1

Culaabta gaadiidka la saaro; xamuul.

2

Hannaanka gaadiid culaab loo saaro.

3

Qaadka ama mugga gaadiid yeelan karo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ratigii dawaadlaba hadduu, dumarku heeryeeyo Inkasta oo rar dooriyo culays, lagu dandaansiiyo Hayin kaama kala daadiyee, qaalin baa dida’e.

”
“

- Waxa mam-nuuc ah in baabuurta la saaro rar ka badan inta loogu talo galay, sida uu tilmaamayo qoddobka 24aad ee xeerka nabadgelyada wadooyinka.

”
“

Markab ku gubtay Dekedda Kismaayo Markab kuwa dhuxusha qaada ah oo lagu magacaabo Xaniin, lagana leeyahay dalka Ciraaq ayaa maanta ku gubtay Dekedda weyn ee Kismaayo, kaddib markii rar dhuxuleedkiisii loo dhameystiray.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

R · RA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
rar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan