U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waalli1

Magac Dheddig
Naxwe-iyo, ml.
Xaraf WSubg WA6 xar
1

Cudur kasta oo kartida wax lagu kala garto baabi'iya, dhantaala ama wax u dhima.

2

Gogol ka samaysan weylo yaryar hargahooda layskuna tolo; weylaalis.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Taas oo qaarkayo dhaxalsiisay waalli ay ku dhex waashaan jeelkii iyo jidh dilkii joogtada ahaa."

”
“

Labada goorba waa isburin yaab leh oo aad is odhanayso waalli kama duwana.

”
“

Cunidda badan oo raagta ee qaadku waxay iyadu keeni kartaa waalli dhab ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-iyo, ml.

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waalli - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan