U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baxnaan

Magac Dheddig
Xaraf BSubg BA7 xar
1

Dabeecad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bilan waxaa loo qaaday reerkoodii miyiga waxaana go’aankaa gaadhay edadeed Ruun oo aad uga xanaaqday guurka labaad ee Baxnaan iyadoo Ruun og sida ay Bilan daacada ugu tahay Baxnaan.

”
“

Bilan waxay ku fikiraysaa haddii ay wax qori garanayso inay waraaqo u diri lahayd Baxnaan, waraaqahaas oo ay ku kala bogan lahaayeen.

”
“

Baxnaan marka ay Bilan sheeko u soo wado ee ay ku bilawdo Baxnaanaw-ba wuxuu ka sii naxaa in Bilan ay soo wado hadal ku saabsan arrintii dhiniciisa iyo Qaali.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baxnaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan