U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bayaan

Magac Lab
Xaraf BSubg BA6 xar
1

B. ah: muuqaal si wanaagsan u muuqda ama u qeexan.

2

War qeexan oo aan macnihiisa shaki ku jirin; qaraar; baaq.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Walaalihiin Soomaaliyeed way idin sugayaan, weliba xiligaan waxaa haysta abaaro, cuno la'aan, biyo la'aan iyo dhibaatooyin kale, waxaana idinka rajeynayaa inaad gacan walaalnimo u fidisaan" ayuu si bayaan ah u yiri Madaxweyne Sh.

”
“

Shabaab oo doortay hogaan cusub Bayaan ay soo saartay Xarrakada Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in la badalay hoggaamiyihii hore ee xarrakadaas laguna badalay hoggaamiye cusub oo lagu magacaabo Sheekh Mukhtaar C/raxmaan (Abu-Zubeyr).

”
“

Bayaan lagu xoraynayo Dumarka iyo Diinta Islaamka) daabacaddiisa cusub waxa ku jira qisadii filinkii ay sanado kahor qortay ee (Submission) “Hoggaansamid”, filinkaas ooy Diinta Islaamka ku eedaysay inay tahay Diin dumarka addoonsata.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bayaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan