U gudub nuxurka bogga
SABAAD

uruurin

Magac Dheddig
Xaraf USubg UR7 xar
La Mid Aharuurin1Magac Fal
1

.dh aruuri.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Lama oga sida ay ugu dhaqan geli karaan Degmooyinka canshuur uruurinta, xilli Degmooyinka Kaaraan, Shibis iyo qeybo ka mid Yaaqshiid ay si toos ah uga socdaan Howlo canshuur uruurin ah.

”
“

Santuuqaas oo ah qaaraan uruurin iyo tabarucaad ku dhisan qofba taagti ha tallaabsado, kuna salaysan sadaqo iyo seko bixin.

”
“

Xog uruurin taas oo laga sameeyay goob kasta oo ay degan yihiin ha,adaha Caalamiga ah iyo Kuwa UN-ka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

U · UR

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
uruurin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan