U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dani1

Magac Lab
Xaraf DSubg DA4 xar
1

Qof mas'uul ka ah baabuur, bas iwm.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ugu dambeeyntii, dani waxay kalliftay in Agoosto 1971 uu Madaxweeyne Nixon ku dhawaaqo in doollarka laga xarig-furay dahabka, dawladda Maraykankuna aayan mar dambe cidna doollar ugu beddeli doonin dahab.

”
“

Runtii waa niman dadka iyo dalkaba kala dagaalamaya horumarka dhinaca siyaasada, waa niman aan dani ugu jirin nabad galyada iyo midnimada shacbiga reer Somaliland.

”
“

Taas oo uu ugu hayo abaal weyn, isagoo dhinaca kalena la yaabban kuwa indhaha ka laliya waxtarkaas loo geystay iyo nolosha cusub ee ay ku naaloonayaan ee ku faruuryo xidhan arrimo kale oo aanay dani ugu jirin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dani - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan