U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dedaal1

Magac Lab
Xaraf DSubg DE6 xar
La Mid Ahdadaal1Magac Lab
1

Wax qabad isxilqaamid iyo isku taxallujin leh.

2

Si dhaqso ah oo hawl loo qabto.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa kale oo iyana dedaal aan kuwaa hore ka dhicin ku jira kooxo badan oo ka cararaya dib-u-dhaca derejada hoose.

”
“

Venables ayaa sheegay in tallaabadani ka dambaysay dedaal muddo gaaban socday oo uu ku dhaqaaqay maamulka Leeds.

”
“

Anagu Itoobiya haddaanu nahay arrintaa, waxaanu u aragnaa in ay tahay, mid uu ka dambeeyo dedaal firfircoon oo lagu doonayo Gooni-isu-taag iyo Madaxbannaani.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dedaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan