Tusaale Dheeraad ah3
“
Korea Oo Dhabar-Jab Ku Riday Talyaaniga Korea (Haatuf) :- Weeraryahanka Korea, Ahn Jung Hwan, ayaa dhaliyay gool dahabi ah oo ay dhulka ku dhigeen waddanka Talyaaniga oo saddex goor hantay koobka adduunka, halka ay iyaguna u soo gudbeen wareega siddeeda.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
D · DA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
