U gudub nuxurka bogga
SABAAD

danyar1

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DA6 xar
1

.u Qof dhaqaalihiisu liito oo aan heli karin wax nolol maalmeedkiisa dhaafsiisan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Si kastaba arrintu ha ahaatee, Qoyska gabadhan waa mid danyar oo hadana aan ka mid ahayn beelaha hubeysan haddiiba ay xaqooda xoog ku raadsan lahaayeen.

”
“

Danyar lala horjoogaa, hirdan xeeladeed iyo.

”
“

Waxay wax ku soo barteen, ku dallaceen, darajooyin sarena ay ku gaareen canshuur laga soo faramaroojiyay danyar aad u taagdaran.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
danyar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan