U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daruurayso

Fal Magu (3)
Naxwe-stay, -satay
Xaraf DSubg DA10 xar
1

Cir, daruur yeelasho.

2

Meel naq leh u guurid.

3

Kabo, laammo iwm daruur u yeelasho. daruur-buureed m.l (-ryo ..., m.dh) (c.cimi.) Daruur ka samaysanta dhinaca dugaalka ah ee buurta ama figta gunburta.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-stay, -satay

Xarafka

D Β· DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daruurayso - sawirka la wadaagga

La Wadaag