Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Tolmo kabaha, lammooyinka iwm sarjiyada looga tolo si loo qurxiyo.
Midab barobaro cadcad ah oo xoolaha qaarkood yeeshaan.
Shirka Jabuuti waa shir ay bilowgiisiiba ku hareeraysnayd daruur shaki iyo khilaaf xambaarsan.
Af ahaan waxaan la jaan-qaadi waayay isbeddelkaas cusub ka dib markii calankii ii babanayay uu la itaal-xumaaday daruur dhiig hoorineysa iyo duufaanno colaad oo kala firdhisay midnimadii walaalaha iyo maskax-maalka Soomaaliyeed.
- Haddiise uu u tukado meel aan ahayn Qiblada, daruur ama wax kale oo jira darteed, markuu isku dayey ka dib intii karaankiisa ah meesha ay ku aaddan tahay Kacbada, salaaddiisu waa ay ansaxaysaa, mar kalena tukan maayo.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
D · DA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag