U gudub nuxurka bogga
SABAAD

naq1

Magac Lab
Xaraf NSubg NA3 xar
1

Caleenta iyo cawska ay soo saaraan biyo ama roob; doog; tigaad.

2

Hadal dood iyo dacwad isugu jira.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cidda ama qolada wax tirsanaysa ama wax loo geystay iyadana dhinaceeda waxa loo jeedinayaa waxyaalo ay ka mid yihiin Naq, Cabatin, baanis IWM.

”
“

Waxaan kaloon mahad naq u soo jeedinayaa shirgudoonka labada gole, wakiilada iyo guurtida sida wanaagsan ee ay uga soo baxeen hawshoodii.

”
“

Ugu dambayntiina waxa ay culimadu mahad-naq u soo jeediyeen dhammaan warbaahinta dalka oo dhan sida ay uga qaybqaataan wacyigelinta bulshada.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

N · NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
naq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan