U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dheeg

Magac Lab
Naxwe-gag, m.l
Xaraf DHSubg DHE5 xar
1

Labada dhinac ee laga raro geelo middood.

2

Markabka dushiisa sare.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhanka xigashada ama wax soo dheegashada war meel laga soo qaato ama dheeg qoraal laga soo ergisto iyana waa mid mareego badani ku turunturroodaan.

”
“

Isla waraysigan wuxuu Yuusuf-dheeg ku dafiray in aan maamulka Cabdi-qaasim aanay ka mid ahayn xubno argagixiso ah oo ka tirsan ururka Al-Itixaad.

”
“

Yuusuf Dheeg, oo shirka uga qaybgalay Somalia, ayaa sheegay in ciidamada faraha badan ee la geynayo Somalia loogu taglogalay inay xasiliyaan dalka, inta uusan dhamaan xiliga KMG ah ee ay ku shaqeyso dowlada.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-gag, m.l

Xarafka

DH · DHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dheeg - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan