U gudub nuxurka bogga
SABAAD

raro1

Magac Dheddig
Xaraf RSubg RA4 xar
1

Gogol caws ka samaysan.

2

Laba kuus oo baruur ah oo dhabarka gorayada ku yaal oo subag la isku daweeyo laga shiilo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dad xogo-gaal ah, ayaa iyana sheegay in dhawr goor oo hore Maayarku isku dayay inuu kaalintaas ka raro halkaas, balse ay taasi suuro-gali wayday markii ay nimanka lihi ula soo baxeen sharci iyo ogolaansho ay bixiyeen Maayaradii hore.

”
“

Markaas ayuu bilaabay inuu soo raro cunto kala duwan, saliid, bariis, subag iyo xogaa lacag ah.

”
“

Dadwaynaha ku dhaqan Caasumada Puntland ayaa horay u dareemay in ay dhibaato ka dhalan-karto xeradan waxayna soo jeediyeen in meesha laga raro, hase ahaatee ma noqon soo jeedintaasi mid mira dhasha.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

R · RA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
raro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan