1
Dhinac u badashada wax culayskiisu dhan u bato oo uu dheellitirankii lumiyo. 2.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Isla markaa, in si degdeg ah loo qabto doorashooyinka labada Gole si maamulka dalku u noqdo mid isu-dheelli-tiran, oo ay ummaddu ka wada qayb qaadato, oo koox yari aanay keligeed ku amar-ku-taagleyn.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
DH · DHE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
