U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhereg1

Magac Dheddig
Xaraf DHSubg DHE6 xar
1

Sida la noqdo markii cunto ama cabbitaan caloosha laga buuxsho.

2

Barwaaqo; ladnaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Mar kalena waa kuwii lahaa: "Wallee adna hoogtay hooyadyay; wallee anna haadku iga dhereg"

”
“

Ilayn "topic"ga ayuu haystaaye, si hawl yar ayuu ugu biiriyay baydkan kale: Waa gudhi ama waa hashaada godlee gaajiyo dhereg baa gudboonaadee Somali Ilaahow garansii Suaal : "Music" iyo "musician" maxaa af-somalilga lagu yidhaahdaa?

”
“

Arintaanoo kale wali kama dhicin Magaalada Hargeysa waxaana xalay iyo maanta la raadinayay kooxdii fadhi ku dhereg loo baxshay meeshii ay ku danbeeyeen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

DH · DHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhereg - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan